Burcad-baddeed iyo Badmaaxiinta Afduuban oo wada cunteeya iyo Sahayda oo gabaabsi ah

Afduubka lagu haysto 23-ka badmaax ee u dhashay dalka Bangaladesh ee la socda Markabka MV Abdullah ayaa waxa uu maanta galay Maalintii 7-aad, iyadoo aysan Burcad-baddeeda weli codsi rasmi ah u gudbinin shirkadda leh markabkaasi ee SR Shipping Limited. La-Taliyaha dhanka warbaahinta ee Kabir Group, Md. Mizanul Islaam oo  Suxufiyiinta kula hadlay caasimadda dalkaasi ee … Continue reading Burcad-baddeed iyo Badmaaxiinta Afduuban oo wada cunteeya iyo Sahayda oo gabaabsi ah